Maxaa ka jira in Shaqaale badan laga eryay Xafiiska Ra’isul Wasaare Kheyre ?

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada lagu faafinayay warqado ay ku qoran yihiin magacyada shaqaale katirsanaa Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya gaar ahaan agaasinka Bii’adda. Sida ku cad warqadan Shaqaalahan ayaan laga eryin shaqada dowlada balse waxaa laga bedelay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya qeybta agaasinka Bii’adda ay markii hore ka ay katirsanaayeen Xog … Continue reading Maxaa ka jira in Shaqaale badan laga eryay Xafiiska Ra’isul Wasaare Kheyre ?